“Maxamed BK weli ma iska-daawatay TV adigoo Heesaya oo Faallo ma iska bixisay?” Waraysi

Hargeysa (AFN)- Fannaanka Codka Macaan ee Maxamed Siciid (BK), oo ka mid ah Fannaaniinta Xiddigaha Geeska ee fadhigoodu yahay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, ayaa Waraysi xiiso badan oo uu la yeeshay Suxufiga Sidiiq Maxamed Birmad oo Bahda Fankana ka mid ah, waxayaabaha lagu weydiiyey waraysigaas waxaa ka mid ahayd BK ma iska daawaday TV isagoo ka heesya, ka dibna faallo laftiisu ma iska bixiyey ama ma is-falan-qeeyey.

FANNAANKA MAXAMED SICIID BK

Wareysigan oo ka duwan Waraysiyada inta badan Fannaaniinta ay Weriyeyaashu ka qaadaan, isla markaana xiiso gaar ah leh, ka hor-dhici maayo, kuna dheeraan maayo sharraxaaddiisa, hase-yeeshee, waxaan idiin kala baxayaa Waraysigaas oo aad kaga bogan doontaan nuxurka su’aalaha Weriye Sidiiq weydiinayo Fannaanka iyo xogta jawaabaha Maxamed BK ka bixinayo, ee Halkan hoose guji si aad-dhegaysato.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.