Siilaanyo: “Halkay Somaliland ka bilaabantay?’ “Miyaanad arkayn inuu Hortaada igu caayayey?” Gaadh-haye

Hargeysa(AFN)- Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Dhacdooyin qurux badan oo Cajiib ah oo isugu jira, Taariikh, Dhacdooyin  goobo shaqo ka dhacay oo dalka Somaliland, gaar ahaan magaalada Hargeysa ka tirsan. Waxaana Warbixintan ku jira Madaxweynaha Somaliland, Guddoomiyaha KULMIYE, Guddiga doorashooyinka iyo Masuuliyiinta meelo kale ee Somaliland.

Muuqaalkaas oo qosol, taariikh, maad iyo dhacdooyin madaddaalo ah oo dhab u dhacay Xambaarsan waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAAS

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.