Guddoomiyaha UCID oo Madaxtooyada Shir Jaraa’id oo uu ku qabtay ku sheegay in Siilaanyo ka muquurtay

Hargeysa(Aftahannews):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa shir Jaraa’id oo uu xarunta Madaxtooyada Somaliland ee magaalada Hargeysa uu ku dhex-qabtay maanta waxa uu ku sheegay in Madaxweyne Siilaanyo ka baaqday kulan ay maanta ku ballansanaayeen inay isku arkaan isaga iyo Guddoomiyeyaasha UCID iyo WADDANI.

Guddoomiyaha UCID Shirkaas jaraa’id ee uu ku qabtay maanta oo Arbaca ahayd Madaxtooyada dhexdeeda waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.