Daawo Muuqaal laga duubay sidii Diyaaradaha Maraykanku Duqaynta ugu dileen Axmed Cabdi Godane

Baraawe(Aftahannews):- Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal laga duubay qaabkii loo dilay Hoggaamiyihii Kooxda Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane oo Isniintii hore oo ku beegnayd kawdii bishan September ee aynu ku jirno lagu dilay Weerar diyaaradaha Maraykanka ee aan duuliyaha lahayni ka fuliyeen gudaha dalka Soomaaliya, gaar ahaan gobolka Shabeellada hoose, halkaas oo ay ku bartilmaamdeedsaneed Godane iyo Saraakiil kale oo Kooxda ka tirsanaa oo ay wada socdeen.

Muuqaalkan yaa muujinaya sidii ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Millateriga Maraykanku Gantaalaha ula eegteen laba Gaadhi oo uu mid ka mid ah Amiirku saarnaa iyo sidii halkaas loogu dilay.

Halka hoose ka daawada Muuqaalkaas oo dhammaystiran inta laga helay ee la baahiyey.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somalilnd.