Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland oo ka hadlay Eedo loo jeediyey iyo Shirka Xiin-galool

Hargeysa(Aftahannews):- Wasiirka Kaluumaysiga iyo Khayraadka Baddaha Somaliland Cali Jaamac Faarax (Buureed), ayaa ka galgashay eedo musuqmaasuq oo loo jeediyey, isla markaana lagu shegay inuu Qalab loogu talo-galay Kalluumaysatada Degmada Laas-qoray in Wasiirku ka iibiyay Kalluumaysato reer Puntland ah.

WASIIR BUUREED

Wasiir Buureed oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa warkiisa, waxa uu ka hadlay iyo sida uu uga jawaabay eedaymaha ay u jeediyeen Xisbiyada Mucaaridka ah qaarkood iyo Kalluumaysatada reer Laas-qoray oo iyaguna sheegay inuu qalabkaas ka lunsaday waxa uu ka yidhi waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.