Daawo Fannaanad Caan ah oo ku Biirtay mid ka mid ah Xisbiyada Siyaasadda Somaliland

Hargeysa(Aftahannews):- Fannaanad Caan ah oo ka mid ahayd Fannaaniinta Codka Toolmoon ee Somaliland, ayaa maanta shaaca ka qaadday inay si rasmi ah ugu biirtay Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI.

AA10660585_712597662153700_319862401_n  CIYAARAHA WADDANI6cc92fedf62ca87f86a6703df00c398b_L DHAQANKA IYO CIYAARAHA RRRRRRRR SAHRA HALGAN OO WADDANI GASHAY SAHRA HALGAN SAHRA-HALGAN OO XISBI GASHAY

Fannaanaddan oo ah Sahra Axmed Maxamed (Sahra-Halgan), waxa Maanta Munaasibad lagu soo dhaweeyey u qabtay Xisbiga WADDANI, waxaanay ka hadashay sababta ay ugu biirtay Xisbiga WADDANI.

Muuqaalka Madashii Munaasibadda ku-biiritaanka Sahra-halgan iyo hadalladii laga jeediyey waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.