Somaliland Maxay ka tidhi Safarka Nicholas Kay ee Hargeysa iyo Heerka Wada-shaqayntooda?

Hargeysa(Aftahannewws):- Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhawaysay Dan-jiraha gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan arrimaha Soomaalida Nicholas Kay oo maanta booqasho ku yimi Caasimadda Hargeysa, waxaanay Xukuumaddu ka hadashay heerka xidhiidhka wada-shaqayneed ee ka dhexeeya Qaramada Midoobay iyo Somaliland.

Warkaas oo Faahfaahsan Muuqaal ahaan uga daawo halkan hoose:

aftahaninc@gmail.com      

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.