Dedaal bay Muujisee, Camuud Daawo Dacallada!

Boorama(Aftahannews):- Jaamacadda Camuud ee duleedka magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ku taalla, ayaa waxa Axaddii maanta ka qalin-jebiyey 13- dufcadood oo tiradoodu dhammayn 621 Arday oo dhammaystay Waxbarashada Kulliyadaha kala duwan ee ay ka kooban tahay Jaamacaddu.

DSC_0429

IMG_0316  IMG_0323IMG_0318 DSC_0386

Waxaa Munaasibadda Qalin-jebinta 621-ka Arday ee ah Dufcadda 13-aad ee Jaamacadda Camuud loo sameeyey lagu qabtay Hoolka Jaamacadda, taasoo ay goob-joog ka ahaayeen Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo Ardaydaas oo Dhegoole-yaal ku jiraan Shahaadooyinka guddoonsiiyey, ka sokow Masuuliyiinta Jaamacadda, Waalidiinta Ardayda, Wasiirro, Xildhibaanno, iyo Madax-dhaqmeedka Somaliland qaarkood.

Haddaba, Xafladdaas oo ay Madax kala duwan iyo Madaxweyne Siilaanyo Khudbado kala geddisan ka jeediyeen, Ardaydana Hambalyeeyeen, uguna soo jeediyeen inay halkaas ka sii wadaan dedaalkooda, ka sokow, waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Sawirradii Bilicda lahaa ee Munaasibadda Qalin-jebinta Dufcadda 13-aad ee Ardayda ka baxday Jaamacadda Camuud ee nala daawada.

IMG_0411 IMG_0412 IMG_0422 DSC_0302 DSC_0304 DSC_0313 DSC_0319 DSC_0322 DSC_0326 DSC_0338 DSC_0342 DSC_0344 DSC_0378 DSC_0386 DSC_0399 DSC_0413 DSC_0418 DSC_0420 DSC_0429 DSC_0434 DSC_0438 DSC_0463 DSC_0474 DSC_0482 DSC_0500 DSC_0537 DSC_0584 DSC_0636   IMG_0307 IMG_0312 IMG_0316 IMG_0318 IMG_0323 IMG_0341 IMG_0347 IMG_0350 IMG_0351 IMG_0357 IMG_0360 IMG_0364 IMG_0367 IMG_0370 IMG_0388 IMG_0390 IMG_0397 IMG_0398 IMG_0402 IMG_0409

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.