Daawo Sawirrada Bilicda-san ee Munaasibadda Soo-dhawaynta Qurbo-joogga Somaliland ee Hargeysa

Hargeysa(Aftahannews):- Akhristayaal waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Sawirrada Qurbo-joogga reer Somaliland ee dalka ku sugan oo ay Xalay Xukuumaddu Munaasibad soo dhawayn ah ugu samaysay Hoolka Huteel Guuleed ee magaalada Hargeysas. Markaas, waxay nala noqotay inaannu halkan idiinku soo gudbinno Sawirrada Bilicda-san ee Munaasibaddaas si aad noola daawataan Muuqaalladii Xafladdaas ee Daawasho wacan.

Waxa wakhtigan dalka Somaliland, gaar ahaan Caasimadda Hargeysa ku sugan Kumannaan qof oo ka tirsan dadka reer Somaliland ee ku nool dalalka kala duwan ee dunida, kuwaasoo wakhtiga Xagaaga ee Fasaxooda ku qaata dalkooda Hooyo.

DSC_0144 DSC_0143 DSC_0131 DSC_0134

   DSC_0076DSC_0013  DSC_0071  DSC_0089 DSC_0094 DSC_0099 DSC_0101 DSC_0107 DSC_0110 DSC_0128 DSC_0131 DSC_0134 DSC_0135 DSC_0138 DSC_0143 DSC_0144 DSC_0155 DSC_0156 DSC_0157 DSC_0161 DSC_0162 DSC_0165 DSC_0169 DSC_0173 DSC_0175 DSC_0179 DSC_0180 DSC_0181 DSC_0184 DSC_0188 DSC_0189 DSC_0191 DSC_0199 DSC_0200 DSC_0208 DSC_0211 DSC_0215 DSC_0218 DSC_0220 DSC_0222 DSC_0224 DSC_0228 DSC_0238 DSC_0241 DSC_0250 DSC_0262 DSC_0266 DSC_0269 DSC_0273 DSC_0275 DSC_0277 DSC_0288 DSC_0306 DSC_0315 DSC_0317 DSC_0320 DSC_0321 DSC_0324 DSC_0326 DSC_0329 DSC_0345 DSC_0354 IMG_0013 IMG_0077

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.