Hambalyo Meher Farxad leh: Cabdiwahaab Axmed Cabbeeye iyo Marwadiisa Balqiis Sh. Maxamed Muxumed

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu farax……..Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinnu Guri Nagi Guulluhu ka yeel

10445449_1588870168006436_4083092906675216659_n

Madaxda, Masuuliyiinta, Weriyeyaasha, Shaqaalaha iyo guud ahaan Hawl-wadeennada kale ee Bahda Warbaahinta Aftahannews/ ama Aftahanmedia Group meelkasta oo ay caalmka ka joogaan waxay Hambalyo Meher oo Farxad leh u dirayaan:

Cabdiwahaab Axmed Cabbeeye

iyo

Marwadiisa Balqiis Sheekh Maxamed Muxumed

Oo Meherkoodu Arbacada Maanta oo ay Taariikhdu tahay ama ahayd 16/07/2014, ka qabsoomay Huteel Sumertime ee magaalada Hargeysa ka qabsoomay. Waxaannu leenahay noqda kuwii aqal-galkooda ku gaadha Nabad-qab, Bash-bash, Barwaaqo, Farxad, Raynrayn, ee isku raaga ee Allaah kala siiyo Ubad khayr qaba oo Wiilal iyo Gabdho ah, Isku reerooba, oo isku raasooba ayaannu leenahay.

Aammiin…………….Aammiin…………………Aammiin……………..Allaah ha aqbalo Insha Allaah.

MEHERKA CABDIWAHAAB AXMED CABBEEYE 10342820_1588869881339798_2472880278995463291_n

10445449_1588870168006436_4083092906675216659_n 10552525_1588869861339800_4555667293825909891_n