Dhegayso Toddobaadlaha Xiisaha Badan ee Daneeyaha Danta Dad -weynaha

Hargeysa(Aftahannews):- Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa dhegaystayaal iyo Akhristayaal Barnaamijka xiisaha badan ee Daneeyaha Danta Dadaweynaha oo ah Barnaamij ay toddobaadkiiba Maalinta Jimcaha soo saarto Idaacadda Radio Hirad oo xarunteedu ku taallo magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.

Barnaamijkan Daneeyaha Danta Dadweynaha ee ay soo saarto Radio Hirad, ayaa ah toddobaadle xambaarsan Warar, Barnaamijyo, Waraysiyo, Warbixinno iyo Falanqayn aad u xiiso badan oo taabanaya xaqiiqooyinka ka jira guud ahaan dhulka ay Soomaalidu degto.

Haddaba, Toddobaadlahan xiisaha badan oo waxaannu idiinku soo gudbinaynaa oo aad ka dhegaysan kartaan Halkan hoose ee AFTAHANNEWS/RADIO, qaybteenna Codka ah ee Aftahannews. Halkan hoose guji si aad u dhegaysto Barnaamijkaas.

aftahaninc@gmail.com

aftahaninc@gmail.com

Hargeysa/Somaliland.