Aftahan ka Daawo Sawirrada Bilicda Badan ee Xuska 54-guurada helistii Calanka 26 June ee Hargeysa

Hargeysa(Aftahannewws):- Waxaannu halkan Aftahannews idiinku soo gudbinaynaa Sawirrada bilicda lahaa ee  Munaasibadda loogu dabbaal-degay 54-guurada ka soo wareegtay 26 June 1960-kii markii Calankii ugu horreeyey ee umadda Soomaaliyeed yeelato laga taagay magaalada Hargeysa, markaasoo ay Somaliland Xornimada ka qaadatay Maxmiyaddii Boqortooyada Ingiriiska oo dhawr iyo siteetan sano ka talinayso gobolladii Waqooyiga Soomaaliya oo immika ah dalka Jamhuuriyadda Somaliland, taasoo xalay lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Somaliland ee magaalada Hargeysa.

DSC_0132 DSC_0133 DSC_0076

Waxaa Munaasibaddaa ka qaybgalay Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, Marwooyinkooda, Guddoomiyeyaasha Baarlamaanka, Golaha Wasiirrada, Madax-dhaqameed, Masuuliyiin, Marti-sharaf iyo dadweyne tiro badan oo Waayeel, Dhalinyaro, Rag iyo Haween-ba isugu jiray. Daawasho Habboon Sawirrada Xafladdaas loogu dabbaal-degay 26 June.

DSC_0404 DSC_0396 DSC_0383 DSC_0363 DSC_0352 DSC_0342 DSC_0275 DSC_0270  DSC_0265DSC_0266 DSC_0222 DSC_0212 DSC_0197 DSC_0184 DSC_0228 DSC_0175 DSC_0232 DSC_0141  DSC_0169DSC_0174 DSC_0168 DSC_0149 DSC_0146 DSC_0144 DSC_0135 DSC_0132 DSC_0134 DSC_0133 DSC_0139 DSC_0114 DSC_0137DSC_0133 DSC_0046 DSC_0094 DSC_0061 DSC_0089 DSC_0087DSC_0059  DSC_0076 DSC_0072 DSC_0070 DSC_0068 DSC_0051 DSC_0056 DSC_0064  DSC_0029DSC_0065 DSC_0039 DSC_0037  DSC_0041DSC_0043DSC_0010 DSC_0016  DSC_0181DSC_0012  DSC_0263DSC_0250 DSC_0241 DSC_0308  DSC_0365DSC_0420

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.