Hargaisa(Aftahan News)-Wasiirka Waxbarashada Iyo Tacaliinta Sare Marwo Samsam Cabdi Adam ayaa Sheegtay inanay waxba ka jirin wararka sheegaya inay is casishay wasiirka oo aan khadka talefoonka kula xidhiidhanay ayaa waxba kama jiraan ku tilamaantay wararka suuqa yaala
“Waa been aan sal iyo raad toona lahayn waxna kama jiraan wararka laysala dhexe maraayo suuqa mana jirto waxa alaale waxaan isu casilaya warka cidii tidhina iyagaa sheegi halka ay ka keneen waxna kula talinaya dadka wararka beenta isla dhexe marya inay alle ka cabsadaan
Wasiir Samsam cabdi aadan oo aan waxa ka waydiinay qiilafka ka dhexe qarxay Masuuliyiinta xisbiga kulmiye halka uu salka ku hayo ayaa ka gaabsatay inay waxa tafasiil ah naga siiso
Aftahan News
Mohamed Bashir Nur Giriig
Nuur_giriig1@hotmail.com