London(Aftahannews):- Abwaanka weyn ee Maxamed Aadan Dacar iyo Jilayaasha caanka noqday ee Sooraan iyo Jawaan, ayaa Munaasibaddii Xuska 18-ka May ee magaalada London ku soo bandhigay Riwaayad Majaajillo badan oo aad uga qoslisay dadkii Xafladdaas ka qaybgalay. Halkan hoose ka daawo Bandhiggaas qosolka badan.
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.