London(Aftahannews):- Masuuliyiinta sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCD oo kala ahaa Guddoomiyaha Eng. Faysal Cali Waraabe, Guddoomiye Ku-xigeenka 3-aad ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Guray) iyo Musharraxa jagada Madaxweynaha Xisbigaas Jamaal Cali Xuseen oo ku wada sugan magaalada London ee Carriga Ingiriiska, ayaa Munaasibad soo dhawayn ah ah ay Xalay magaaaladaas ugu qabteen Taageerayaasha UCID ee dalka Ingiriisku.
Haddaba, Halkan hoose ka daawo Muuqaalka Munaasibaddaas oo si heersare ah loo soo agaasimay iyo Hadalladii ay Masuuliyiinta Xisbigu halkaas ka jeediyeen.
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.