Maxaa kala qabsaday Xisbiga UCID iyo Madax-dhaqameed Soomaaliya ka yimi oo Hargeysa ku sugan?

Hargeysa(Aftahannews):- Dood adag iyo hadal dheer oo ay su’aalo iyo jawaabo adagi ku jiraan, ayaa shalay magaalada Hargeysa ku dhex-maray Siyaasiyiin iyo Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID iyo Madax-dhaqameed magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya ka yimi oo Arbacadii inna dhaaftay soo gaadhay Hargeysa, kuwaasoo iyaguna ka jawaabay su’aalo Xisbiyahannada UCID ka weydiiyeen ujeeddada socdaalkooda Somaliland ay ku yimaaddeen.

Haddaba, doodda adag iyo hadalka dheer ee dhex-maray Masuuliyiinta UCID iyo Madax-dhaqameedka Soomaaliya ka yimi ka daawo halkan hoose.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.