Garaad ka digay Shirqool uu ku eedeeyey inuu Wado Wasiir ka tirrsan Xukuumadda Siilaanyo

Hargeysa(Aftahannews):- Garaad Cabdirashiid Garaad Ismaaciil, ayaa ka hadlay Garaad Jaamac  oo dhawaan soo gaadhay magaalada Hargeysa oo si diirran loogu soo dhaweeyey oo uu kulammo kula yeeshay illaa Madaxweynaha Somaliland, isla markaana waxa uu Garaad Cabdirashiid ka digay Shirqool uu sheegay inuu wado Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud, gaadiidka iyo guryeynta Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed.

Garaad-Cabdirashiid-300x168

Halkan hoose ka daawo Muuqaalka iyo Hadalka Garaad Cabdirashiid Garaad Ismaaciil

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.