Cabdikariim Xuseen Guuleed oo Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay in uu gabay Wadahadaladii Somaliland

Muqdisho (Aftahannews)- Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Galmudug, imikana murshax u taagan doorashada Madaxtinimada Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed, ayaa ka hadley arimaha wadahadalada ee Somaliland iyo Soomaaliya.

Waxaa uu Cabdikariin Xuseen Guuleed xukuumada Soomaaliya dhaliilay inay ka gaabisay wadahadaladii Somaliland.

Sidoo kale, Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay in ay hor-istaagtay mashaariicda kaabayaasha dhaqaalaha ee loogu talogalay Somaliland.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.