Somaliland: 5 Qof oo laga shakiyay oo la xidhay iyo ciidanka Booliska oo ka hadley

Taliyuhu waxaa uu sheegay in shanta qof lagu soo qabtay hawlgalo ciidamada booliska ee gobolka Togdheer ay wadeen habeenadii ugu danbeeyay.

“Dad ayaanu soo qabanay baadhitaankii ayaa socda kana hor dhicimaayo baadhitaanka, odhanamaayo waxaasi ayaa jira dadka aanu tiradoodu waxaa ay dhan tahay shan qof, dadka imika waxaa aanu ku raad joogna asal raacoodi” ayuu yidhi Taliyuhu.