“Hadalka Buurmadow Colaad Cusub Ayuu Abuuri Karaa”..Suldaan Maxamed Cabdiqaadir

Filed under: Wararka |

Hargeysa (Aftahannews):- Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa waxa uu khalad iyo gef ku tilmaamay hadal maalintii shalay ahayd Degmada Carmo ka jeediyay Boor Buurmadoow kaas oo uu ku sheegay in la kala qaado Ciidamada Somaliland iyo Puntland ee Isku hor fadhiya Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Share Button

You must be logged in to post a comment Login