Deg Deg: Uurcade Oo Xilka Qaadistiisii Ka Hadlay, Eedo Culusna U Soo Jeediyay Gudoomiye Cirro

Hargeysa (Aftahannews);- Xoghayihii guud ee hore xisbiga Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade ayaa waxaa uu ka hadley xil ka qaadis ay shalay ku sameyeen guddida fulinta ee xisbiga Waddani , waxaana u sheegay in xil ka qaadistaasi ay tahay mid aan sharci aheyn isla markaana aan waafaqsaneen xeerka xisbiga Waddani.

Sidoo kale Uurcade , xoghayihii hore ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu dhaliilo culus u jeediyey gudoomiyaha xisbiga Waddani oo uu ku sifeeyey in uu yahay Masuul Soomali Weyn ah waa sida uu hadalka u dhigaye.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka