Madaxwaynaha Jabuuti Oo Lacag La,aan Ka Dhigay Caafimaadka Fanaaniinta Dalkaasi

Djibouti(Aftahannews)-Madaxwayanaha Jamuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa lacag la,aan ka dhigay Caafimaadka Fanaaniinta Ku dhaqan Dalkaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka