“Faysal Wuxuu doonayo lama Garanayo, Ina Aw Siciid Lacag buu Siiyey…” Suldaan Maxamed Sul: C/Qaadir

SULDAANKA GUUD EE BEELAHA SOMALILAND SULDAAN MAXAMED SULDAAN CABDIQAADIR OO MUSHARRAX FAYSAL KASHIFAY 2017

Hargeysa(Aftahannews):- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa si adag u durey Murrashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, waxaanu ku eedeeyey inuu dhisayo Xisbiga Kulmiye oo aanu isagu waxba doonaynin, isaga oo sheegay in Ganacsadaha Xisbiga Kulmiye ka tirsan ee Maxamed Aw Siciid Lacag ku siiyey dhisidda Kulmiye iyo la-dagaallanka Waddani, sida uu Suldaanku hadalka u dhigay.

SULDAANKA GUUD EE BEELAHA SOMALILAND SULDAAN MAXAMED SULDAAN CABDIQAADIR OO MUSHARRAX FAYSAL KASHIFAY 2017

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo arrimahaas iyo kuwo kale-ba ka hadlaya, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.