Hargeysa (Aftahannews)- Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta, arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Hinda Jaamac Gaani, ayaa soo gebagabaysay Shirka ka hortagga ka dhanka ah tacaddiyada Haweenka Somaliland oo muddo 16 maalmood so coday.
Shirkan oo ka qabsoomay Hoteel Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa waxa ka qaybgalay Wasiirka wasaarada Shaqo Gelinta, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Ergayga wadahadallada Somaliland iyo Soomaaliya, Haween iyo Marti-sharaf kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-