Culimada Somaliland iyo golaha Wakiilada oo go’aan ka wada gaadhay xeerka kufsiga

Hargeysa (Aftahannews)- Culimada Somaliland oo uu hor kacayo wasiirka wasaarada diinta iyo Aw qaafta ayaa waxaa ay maanta kulan la yeeshen shir gudoonka golaha wakiilada Somaliland waxaana ay ka wadahadleen xeerka Kufsiga oo dhawaan golahaasi ansixiyey isla markaana ay ku jiraan qodobo ka hor imanaya diinta Islaamka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka