Maamulka Dugsiyada Nuuradiin oo abaal-marino gudoonsiiyay ardaydii kaalmaha hore ka gashay imtixaankii shahaadiga ahaa ee Somaliland

Hargeysa (Aftahannews)- Maamulka iyo masuuiyiinta dugsiyada Nuuradiin ayaa waxa ay maanta waxaa ay abaalmarino qaaliya ay gudoonsiiyeen Ardaydii kaalmaha hore ka gashay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee Somaliland ee ka socday dugsiyada Nuuradiin.

Munaasibadan abaalmarinada lagu gudoonsiiyay Ardayda dugsiyada Nuuradiin ee kaalmaha hore gashay Imtixaankii oo ka dhacday xarunta Dugsiga sare ee Nuuradiin ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiirka wasaarada Diinta iyo Aw-qaafta, Wasiirka Ciyaaraha, Culimaa Udiin, Salaadiin, Aqoonyahan, Siyaasiyiin iyo marti sharaf kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka