Faysal Cali Waraabe oo shaaciyay in ay Somaliland ku casuumayaan siyaasiyiin Somaliya ka socda

Hargeysa (Aftahannews)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu shaaciyay in ay dhawaan magaalada Hargeysa ay ku casuumi doonaan siyaasiyiin ka socda Soomaaliya, Isagoo sidoo kalena sheegay in uu ka danbeeyay imaatinkii Cabdikariin Qalbi Dhagax ku yimid Somaliland.

 

Halkan hoose ka dhagayso Waraysiga