Warkii u Dambeeyey ee Muddaharaad Dhaawacyo Sababay oo Gilgilay Magaalada Laascaanood

Laascaanood(Aftahannews):- Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Muddaharaad Rabshada wata oo dhaawac sababay, oo maanta ka dhacay qaybo ka mid ah magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Waxaynu Wararka ugu dambeeyey ee Laascaanood laga helayo isku soo ururiyey Weriye Xasan Kaahiye, waxaanan Warbixintiisa idiinku soo gubinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.