Daawo Wasiirrada Waxbarashada iyo Qorshaynta Somaliland oo furay Iskuul laga dhisay Degmada Mandheera

Berbera(Aftahannews):- Wasiirrada Wasaaradaha Waxbarashada iyo Tacliinta Sare iyo Qorshaynta Qaranka Marwo Samsam Cabdi Aadan iyo Sacad Cali Shire, ayaa xadhigga ka jaray Iskuul dhismihiisa laga hirgeyey degmada Mandheera oo ka tirsan gobolka Saaxil.

Halkan hoose ka daawo Masuuliyiintaas oo xadhigga ka jaraya Dugsigaas, kana warramaya muhiimadda uu leeyahay, sida loo hirgeliyey, cidda Wasaaradda Waxbarashada ka caawisay oo ay labada Wasiir faahfaahinayaan. Guji halkan hoose si aad muuqaalkaas u daawato.

Aftahannews.com

aftahaninc@gmail.com

Hargeysa/Somaliland.