Madaxwayne Muuse Biixi oo Cafis u Fidiyay 511 Maxbuus oo ku Jira Xabsiyada Somaliland

Hargaysa (Aftahannews)- Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa munaasibada ciida awgeed wareegto madaxwayne uu ku cafiyay maxaabiista danbiyada fudud ku xukuman eek u kala jira xabsiyada dalka kuwaas oo ay tiradoodu dhan tahay 511 maxbuus,

Halkan hoose ka daawo muqaalka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.