Badhasaabka Gobolka Sool oo Ka hadlay Rabshado ka dhacay gudaha magaalada Laascaanood

Laascaanood (Aftahannews)- Badhasaabka gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir ayaa waxa uu goor dhawayd ka hadlay mudaharaad rabshado wata oo maanta ka dhacay gudaha magaalada Laascaanood oo sababay dhaawaca laba ruux.

 

Halkan hoose ka daawo muqaalka