Safaaradda Jabuuti ee Somaliland oo Baaq u dirtay Jaaliyadda Dalkaas

Hargaysa (Aftahannews)- Safiirka dalka Jbuuti u fadhiya Somaliland Ambasador Xuseen Cumar Kawaaliye ayaa fariin u diray dadwaynaa reer Jabuuti ee ku sugan Somaliland isagoo ugu baaqay in ay yimaadaan xafiiska safaarada Jabuuti ee Hargaysa si loo diwaan geliyo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.