Wasiirrada Wasaaradaha Maaliyadda iyo Kalluumaysiga Somaliland oo la kala wareegay Qalab muhiim ah

Berbera(Aftahannews):- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ku wareejiyey Qalab kala duwan oo loo soo iibiyey Kalluumaysatada reer Somaliland, kaaso ay Wasaaradda Kalluumaysigu dirtay, isla markaana ku jirtay Miisaaniyadda Qaranka, kaasoo noqonaya kii ugu horreeyey ee noociisa ah ee ay Xukuumaddu lacagtiisa bixiso.

Halkan hoose ka daawo Wasiirrada oo Dekedda Berbera kula kala wareegaya qalabkaas, isla markaana halkaas ka jeediyey hadallo ay ku sharraxeen qalabkaas noociisa iyo waxa loo qorsheeyey.

Aftahannews.com

aftahaninc@gmail.com

Hargeysa/Somaliland.