Daawo: Guddiga Caddaaladda oo ka hadlay Faro-gelinta Garsoorka oo Xukuumadda lagu eedeeyey

Hargeysa(Aftahannews):- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland, Ahna Guddoomiyaha Gudida Cadaalada Dr. Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedo xubno ka tirsan Bahda Garsoorka ay ku durayeen xubno ka tirsan Xukuumada.

Guddoomiyaha Iyo Guddida Cadaalada Yuusuf Ismaaciil Cali ayaa shaaca ka qaaday in inaanay garsoorku soo gaadhsiin cabashadooda isla markaana aanay waxba ka ogayn wasiirada soo faro galiyey ee ay ka cabanayaan.

Halkan hoose ka daawo Shirkaa Jaraa’id ee Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee , Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caddaaladda Somaliland kaga hadlayayaan arrimahaas.

Aftahannews.com

aftahaninc@gmail.com

Hargeysa/Somaliland.