Wasiirka Waxbarashada iyo Wefti ay hoggaaminayso oo furay Dugsiyo laga dhisay Saaxil kuwo cusub-na dhagax-dhigay

Berbera(Aftahannews):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan oo hoggaaminaysa Wefti ay hoggaaminaysaa subaxnimadii hore ee saaka safar shaqo ku tageen magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, ayaa xadhigga ka jartay Iskuullo la dhisay, isla markaana kuwo kale dhagax-dhigtay.

Muuqaalka Wasiirka Waxbarashada, Hay’adaha dhinacyada Waxbarashada koboceeda kala shaqeeya Wasaaradda Waxbarashada Somaliland iyo dalka Finland iyo weliba Maamulka gobolka Saaxil iyo Degmada Berbera oo iyagu Weftiga Wasiirka qaabbilay, daawasho wacan.

Aftahannews.com

aftahaninc@gmail.com

Hargeysa/Somaliland.