Daawo Wefti uu hoggaaminayo Madaxweyne Ku-xigeenku oo Safar shaqo ku jooga Boorama

Boorama(Aftahannews):- Halkan hoose ka daawo Muuqaalka Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wefti uu hoggaaminayo oo socdaal ku tagay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, halkaas oo ay ka fureen Mashaariic Ceelal ah.

Aftahannews.com

aftahaninc@gmail.com

Hargeysa/Somaliland.