Ku-xigeenka Garyaqaanka Guud ee Dawladdu Muxuu ka yidhi Wasiir Muuse Biixi Magacaabay oo Maxkamadi hore u Xukuntay?

Hargeysa(Aftahannews):- Ku-xigeenka garyaqaanka guud ee Qaranka Somaliland, ayaa si badheedha u difaacay sababta madaxwayne Muuse Biixi u golihiisa wasiirada ugu daray wasiir xukun maxkamadeed ku dhacay.



aftahaninc@gamil.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.