Hantidhowrka Guud Ee Qaranka Oo Digniin U Diray Shirkadaha Heshiisyada Kula Jira Xukuumada

Hargeysa(Aftahannews)-Hantidhowraha Guud ee qaranka Somaliland ayaa fariin adag u diray Shirkado kala duwan oo heshiisyo kula jiray Xukuumada,Waxaana uu sidoo kale ugu baaqay Shirkadahaas inay soo gudbiyaan heshiisyadaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka