Xisbiga Waddani Muxuu Ka yidhi in Guddoomiye Cirro Saxeexay Natiijada Doorashadii Madaxtooyada?

AFHAYEENKA XISBIGA WADDANI IBRAAHIN MAHDI BUUBAA 2017

Hargeysa(Aftahannews)- Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Ibraahin Mahdi Buubaa, ayaa si adag u beeniyey warar Warbaahinta qaar ay baahiyeen oo ku saabsan in Murrashax Cabdiraxmaan-Cirro uu saxexxay natiijada doorashada Madaxtooyada Somaliland oo lagu sheegay inuu ku qancay doorashadii dalka ka dhacday oo weli uu Cabasho iyo Dacwado uu hore uga gudbiyey Xisbiga Waddani ka qabo.

AFHAYEENKA XISBIGA WADDANI IBRAAHIN MAHDI BUUBAA 2017

Xildhibaan Ibraahin Mahadi Buubaa Afhayeenka Xisbiga Waddani oo Maanta Markii warkaasi soo baxay ka dib Saxaafadda la hadlay, ayaa sheegay inaanu Musharraxa Madaxweynaha Waddani Md. Cirro saxeexin Natiijada, waxaanannu Warkiisa idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsa:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.