UCID oo Musharraxa Madaxweyne Ku-xigeenka Doortay iyo Khudbadda Faysal Cali Waraabe – Daawo

MUSHARRAXA CUSUB EE MADAXWEYNE KU-XIGEENKA UCID LOO DOORTAY IYO FAYSAL CALI WARAABE 2017

Hargeysa(Aftahannews):- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa doortay Musharraxa jagada Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbigaas, waxaana Xafladda doorashada ka dib halkaas Khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyey Guddoomiyaha ahna Musharraxa Madaxweynaha Xisbigaas Faysal Cali Waraabe. 

MUSHARRAXA CUSUB EE MADAXWEYNE KU-XIGEENKA UCID LOO DOORTAY IYO FAYSAL CALI WARAABE 2017

Khudbadda Musharrax Faysal Cali Waraabe ka jeediyey Xafladdaas iyo Musharraxa ku-xigeenka u ah ee uu soo bandhigay-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-


aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.