Nuxurka Khudbaddii Jimcaha ee Sheekh Aadan-Siiro iyo Qodobbada uu Kaga Hadlay – Daawo

SHEEKH AADAN-SIIRO
SHEEKH AADAN-SIIRO

Hargeysa(Aftahannews):- Sheekh Aadan-Siiro Nuxurka Khudbaddii Jimcaha ee Maanta uu ka jeediyey Masjidka Xaafadda Xawaadle ee uu Khaddiibka ka yahay ee magaalada Hargeysa iyo dhinacyada uu wax kaga iftiimiyey, si aad uga bogataan, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.