Odayaal iyo Dhalinyaro Xukuumadda Siilaanyo iyo Dawladda Hoose Ku eedeyay Dilka Wiil lagu Dilay Dila

ODAYAASHA REER DILA OO XUKUUMADDA SIILAANYO KU EEDEEYEY DILKA WIIL DHALINYARO AH 2017

Dila(Aftahannews):- Odayaal iyo Dhalinyaro Reer Dila ah, ayaa Xukuumadda talada Somaliland haysa ee Madaxweyne Siilaanyo iyo Maamulka dawladda hoose ee Degmada dila ku eedeeyey Masuuliyadda Dilka Wiil Dhalinyaro ah oo shalay lagu dilay degmada Dila oo ka tirsan gobolka Awdal.

ODAYAASHA REER DILA OO XUKUUMADDA SIILAANYO KU EEDEEYEY DILKA WIIL DHALINYARO AH 2017

 

Wax-garadka, Odayaasha Dhaqanka iyo Dhalinyaradaa Xukuumadda Siilaanyo ku eedeeyey Dilka Wiilka dhintay Allaah ha u naxariistee, Hadalladooda, waxay u cuskadeen eedayntooda ee caddaymo ay hayaan iyaga oo sharraxaya, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.