Norway: Maxay ka Kulankooda kaga wadahadleen Edna Aadan iyo Maayerka Oslo Marianne Borgen?

EDNA AADAN ISMAACIIL IYO MAAYERKA MAGAALADA OSLO Marianne Borgen 2017

Oslo(Aftahannews):- Ergayga Somaliland u qaabbilsan Wadahadallada Federaalka Soomaaliya  Edna Aadan Ismaaciil oo ku sugan waddanka Norway, ayaa kulan la yeelatay Haweenayda Meererka ka ah Caasimadda dalkaas ee Oslo oo lagu magacaab Marianne Borgen.

EDNA AADAN ISMAACIIL IYO MAAYERKA MAGAALADA OSLO Marianne Borgen 2017

 

Waxaannu Kulankaas, waxyaabaha lagaga wadahadlay iyo faahfaahinta ay bixiyeen Masuuliyiintaasi-ba, aannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.