Daawo Musharrax Cirro oo Khudbad ka Jeediyey Laascaanood, Ciidammadana u Bushaareeyey

CABDIRAXMAAN-CIRRO OO KHUDBAD KA JEEDIYEY LAASCAANOOD 2017

Laascaanood(Aftahannews):- Musharraxa u taagan Jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Khudbad ka jeediyey Munaasibad lagu shaaciyey Bilawga Kaadh-qaadashada gobolka Sool oo maanta lagu qabtay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaas.

CABDIRAXMAAN-CIRRO OO KHUDBAD KA JEEDIYEY LAASCAANOOD 2017

Khudbaddaas oo uu Cirro kaga hadlay arrimo la xidhiidha qaadashada Kaadhadhka Cod-bixinta, doorashada Madaxtooyada Somaliland ee u muddaysan 13-ka bisha 11-aad ee sannadkan 2017-ka iyo qodobbo kale oo Xiiso leh.

Waxaanannu Khudbaddaas Cabdiraxmaan-Cirro ka jeediyey Munaasibadda lagu qabtay Laascaanood oo dhammaystiran idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-


aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.