Maxaad Ka Taqaan Awoodaha Qarsoon Ee Birta Ah Xoghayaha Loo Magacaabay Arrimaha Bulshada Xisbiga  Waddani Yuusuf Khaliif Axmed?

“Hantidaada muu weerareen halaq wax-boobaaye… Huluulaha col kuuguma jireen soo hamaamsadaye, Halaq iyo abees kuma gam’een hadhacyadaadiiye…”Idiris Saleebaan Maxamuud

Hargeysa, (AFtahannews.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah, ahna murashaxa jagada madaxweynaha ee xisbiga Waddani ahna Guddoomiyaha aqalka Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaam Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa  intuu uu socday xilalkii kala duwanaa ee uu u magacabayey jagooyinka madhnaa  iyo dhismaha xisbigiisa Waddani, ayaa xubno kala duwan oo ka soo jeeda beel-weynta Habarjeclo eek u dhaqan Gobolada bariga fog iyo badhtamaha Somaliland wuxuu u magacaabay xubno ka soo kale jeeda beeshaa, isla markaana  magacaabistiisii ugu dambaysay oo uu maanta xilal cusub u magacaabay Yuusuf Khaliif Axmed eee loo magacaabay xoghayaha Arrimaha bulshada ee xisbiga mucaaridka ah ee  Waddani,  siddee ayay u arkeen murashaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirka Wasaaradda madaxtoyada Somaliland Maxamuud Xaahsi Cabdi?

Ummad waliba waxay leedahay geesiyaal caan ka ah bulshada dhexdeeda oo xilliga ay dhalinyarada yihiin, kuna soo biiraan garoonka adag ee siyaasadda lagu hirdamayo, wuxuu ku soo kordhiyaa dardar cusub iyo weerar cusub, adag oo kooxdiisu ku qaado xisbiyada kale ee xilligaa tartanka kursigu ka dhaxeeyo iyo siddii ay u hannan lahaayeen hanashada guusha kursiga ummadda reer Somaliland looga taliyo ee jagada Madaxweynimo, oo guul u horseeda, boodhka iyo caajisnimadana ka tuma kooxda xisbiga uu xilligaa lasaftay ee uu ku biiray qabashada xilka xisbiga loo dhiibay ee ciyaarta baalaha iyo dhexda. Balse waxaad mooddaa in bulshada soomaalidu ay ka siman tahay inaanay geesiyaashooda xusin oo soo hadalqaadin inta ay noolyihiin shakhsiga sida iftiinka cad-ceeda uga soo dhex baxay dhalinyarada iyo jiilashooda kale duwan ee soo kacaaya oo u horseedi kara is badel hor leh, waxaaney xanbaarsanyihiin dareen shacbi  iyo mid dhalinyaro oo dhab ah. Wuxuu sawir ka bixinayaa Shakhsiyada iyo aqoonta aan u leeyahay Yuusuf Khaliif Axmed ee maanta Murashaxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro u magacaabay xoghayaha Arrimaha bulshada xisbiga Waddani Yuusuf Khaliif Axmed shakhsiyadiisa iyo aqoonta aan u leeyahay, iyo meelo badan oo dhalinyaro badan oo ku dhaqan Somaliland ku yeesheen kulan ay kaga doodayeen aayaha dalkooda iyo siddii looga saari lahaa ama looga sama-tabixin lahaa duruufaha adag ee shaqo la’aanta, Caqabadaha Tiroada badan  Iyo Saboolnimada dhalinyarada iyo shacabka reer Somaliland maanta la daalo dhacayaan, waxa uu ahaa Yuusuf Khaliif Axmed Shakhsi  dareenkiisu mar walba ka fekara habeen iyomaalin, siddii mar qudha ay guul u gaadhi laheyd dhalinyaradu oo horumar u horseeda shacabkooda ayuu kula talin jiray dhalinyarada, waxaana odhan karaa Yuusuf Khaliif waa shakhsi astaantiisu tahay  oo aad odhan karto waxay si farshaxxanimo ku dheehan tahay u gelayaa maanka qofka.  Markii uu manata Guddoomiyaha Xisbiga Waddani uu magacaabay ee ay soo baxday waraaqda magacabaista Yuiusuf Khaliif  Axmed ee Xoghayaha arrimaha bulshada xisbiga Waddani ayaa waxa siweyn uga naxay magacaabista Yuusuf Khaliif Wasiirka madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi, murashaxa kulmiye Muuse Biixi cabdi, isla markaana garabka dhalinyarada xisbiga Kulmiye, ayaa u arka Yuusuf Khaliif Axmed innuu yahay shakhsi taageerayaal baaxad weyn iyo saameyn culus ku dhex leh dhalinyarada rag iyo dumar-ba beel weynta Habarjeclo eek u dhaqan Goboladda Togdheer, Saaxil Saraar iyo Sagaan, isagoo aadna ugu fara dhudhuuban xagga bulshada beesha Habarjeclo, gaar ahaan uu kala wareegayo meelo badan xisbiga Kulmiye taageerayaashiisii hore ee Togdheer, Saraar iyo Sanaag oo beeshiisu aad ugu badan tahay, Isagoo burburin kara kooxda uu hogaamiyo Wasiirka madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Kulmiye, isla markaana Yuusuf Khaliif ayaa daaqada kala baxaaya Wasiir muhanad isagoo taageero weyn ku leh shacabka beesha Habarjeclo iyo bulshooyinka kale.

Sidoo kale, Yuusuf Axmed waa shakhsi mar kasta ku dedaala innuu qof kasta oo uu arko isagoo dhaliilaaya hannaanka siyaasadda xisbiga Waddani isku daya innuu gurrigiisa iyo goob kasta oo uu joogo ugu tago ka dibna la sheekaysto, si uu ugu qanciyo qorshayaasha siyaasadeed ee xisbiga Waddani iyo siddii loo abuurilahaa lookal dhifilooban (local Developmenta Somaliland). Isla markaana waxyaabihii had iyo jeer dooda Yuusuf Khaliif Axmed iyo kulamo badan oo aanu yeelanay meelo kala duwan waxaan ka xasuustaa waxyaabihii uu mar walba ku naaloon jiray qodobadan Sidan:-

1.Social policy mostly mentions to guidelines and interventions for the changing, maintenance or creation of living conditions that are helpful to human welfare. Social policy education, health, housing, employment and food for all people.

  1. Waxyaabaha haysta shacabkeenta maanta Somaliland ee arrimaha bulshada.
  2. Problem E It is a way to know the situations of people and the level of the live, such as

Education Problem

Political problem

Environmental problem

Economical problem

Mayn facing Problem of the unemployment youth on mirgariton Somaliland.

Hase yeeshee, Yuusuf Khaliif Axmed ee xoghayaha arrimaha bulshada xisbiga Waddani, ayaa sadaasha khalinku ku gaba-gabaynaysaa ifafaalada dabaylaha siyaasadeed iyo loolan adage e ku dhex mari doono Wasiir Maxamuud Xaashi oo is garabsanayaan madaxda xisbiga Kulmiye oo durba ay dhacayso dabaysha hirdanka iyo saska ay ka qaadeen Xogahayaha rrimaha bulshada waddani Yuusuf Khaliif AXMED oo la saadalinayo nooca ay noqon doonta siyaasada iyo dagaalka adag ee dhex mari doona guruubka Wasiir xaashi iyo xaalada Gobolka Sanaag

Halaq iyo abees kuma gam’een hadhacyadaadiiye,

Huluulaha col kuuguma jireen soo hamaamsadaye,

Hantidaada muu weerareen halaq wax-boobaaye

,Carruurtiyo haweenkaad lahayd lama halgaadeene,

Hadhaa laguma sheegeen raggii noo horrayn jiraye,

Hoos looma eegeen kuwii hawl-karka ahaaye,

Hoosaasiyaal uma shireen horumarkaagiiye.”Waa Erayo ka mid ah Maansadii Abwaan Qaasim kaga hadlayey dhibkii soo gaadhay bulshadii reer Somaliland oo uu si gaar ah uga hadlay Hargeysa ayey ka mid yihiin weedhahan madaama aad moodo inay maanta joogta halkii Abwaan qaas

Maxaad Ka Taqaan Awoodaha Qarsoon Ee Birta Ah Xoghayaha Loo Magacaabay Arrimaha Bulshada Xisbiga  Waddani Yuusuf Khaliif Axmed?

“Hantidaada muu weerareen halaq wax-boobaaye… Huluulaha col kuuguma jireen soo hamaamsadaye, Halaq iyo abees kuma gam’een hadhacyadaadiiye…”Idiris Saleebaan Maxamuud

Hargeysa, (Baraarugnews.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah, ahna murashaxa jagada madaxweynaha ee xisbiga Waddani ahna Guddoomiyaha aqalka Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaam Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa  intuu uu socday xilalkii kala duwanaa ee uu u magacabayey jagooyinka madhnaa  iyo dhismaha xisbigiisa Waddani, ayaa xubno kala duwan oo ka soo jeeda beel-weynta Habarjeclo eek u dhaqan Gobolada bariga fog iyo badhtamaha Somaliland wuxuu u magacaabay xubno ka soo kale jeeda beeshaa, isla markaana  magacaabistiisii ugu dambaysay oo uu maanta xilal cusub u magacaabay Yuusuf Khaliif Axmed eee loo magacaabay xoghayaha Arrimaha bulshada ee xisbiga mucaaridka ah ee  Waddani,  siddee ayay u arkeen murashaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirka Wasaaradda madaxtoyada Somaliland Maxamuud Xaahsi Cabdi?

Ummad waliba waxay leedahay geesiyaal caan ka ah bulshada dhexdeeda oo xilliga ay dhalinyarada yihiin, kuna soo biiraan garoonka adag ee siyaasadda lagu hirdamayo, wuxuu ku soo kordhiyaa dardar cusub iyo weerar cusub, adag oo kooxdiisu ku qaado xisbiyada kale ee xilligaa tartanka kursigu ka dhaxeeyo iyo siddii ay u hannan lahaayeen hanashada guusha kursiga ummadda reer Somaliland looga taliyo ee jagada Madaxweynimo, oo guul u horseeda, boodhka iyo caajisnimadana ka tuma kooxda xisbiga uu xilligaa lasaftay ee uu ku biiray qabashada xilka xisbiga loo dhiibay ee ciyaarta baalaha iyo dhexda. Balse waxaad mooddaa in bulshada soomaalidu ay ka siman tahay inaanay geesiyaashooda xusin oo soo hadalqaadin inta ay noolyihiin shakhsiga sida iftiinka cad-ceeda uga soo dhex baxay dhalinyarada iyo jiilashooda kale duwan ee soo kacaaya oo u horseedi kara is badel hor leh, waxaaney xanbaarsanyihiin dareen shacbi  iyo mid dhalinyaro oo dhab ah. Wuxuu sawir ka bixinayaa Shakhsiyada iyo aqoonta aan u leeyahay Yuusuf Khaliif Axmed ee maanta Murashaxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro u magacaabay xoghayaha Arrimaha bulshada xisbiga Waddani Yuusuf Khaliif Axmed shakhsiyadiisa iyo aqoonta aan u leeyahay, iyo meelo badan oo dhalinyaro badan oo ku dhaqan Somaliland ku yeesheen kulan ay kaga doodayeen aayaha dalkooda iyo siddii looga saari lahaa ama looga sama-tabixin lahaa duruufaha adag ee shaqo la’aanta, Caqabadaha Tiroada badan  Iyo Saboolnimada dhalinyarada iyo shacabka reer Somaliland maanta la daalo dhacayaan, waxa uu ahaa Yuusuf Khaliif Axmed Shakhsi  dareenkiisu mar walba ka fekara habeen iyomaalin, siddii mar qudha ay guul u gaadhi laheyd dhalinyaradu oo horumar u horseeda shacabkooda ayuu kula talin jiray dhalinyarada, waxaana odhan karaa Yuusuf Khaliif waa shakhsi astaantiisu tahay  oo aad odhan karto waxay si farshaxxanimo ku dheehan tahay u gelayaa maanka qofka.  Markii uu manata Guddoomiyaha Xisbiga Waddani uu magacaabay ee ay soo baxday waraaqda magacabaista Yuiusuf Khaliif  Axmed ee Xoghayaha arrimaha bulshada xisbiga Waddani ayaa waxa siweyn uga naxay magacaabista Yuusuf Khaliif Wasiirka madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi, murashaxa kulmiye Muuse Biixi cabdi, isla markaana garabka dhalinyarada xisbiga Kulmiye, ayaa u arka Yuusuf Khaliif Axmed innuu yahay shakhsi taageerayaal baaxad weyn iyo saameyn culus ku dhex leh dhalinyarada rag iyo dumar-ba beel weynta Habarjeclo eek u dhaqan Goboladda Togdheer, Saaxil Saraar iyo Sagaan, isagoo aadna ugu fara dhudhuuban xagga bulshada beesha Habarjeclo, gaar ahaan uu kala wareegayo meelo badan xisbiga Kulmiye taageerayaashiisii hore ee Togdheer, Saraar iyo Sanaag oo beeshiisu aad ugu badan tahay, Isagoo burburin kara kooxda uu hogaamiyo Wasiirka madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Kulmiye, isla markaana Yuusuf Khaliif ayaa daaqada kala baxaaya Wasiir muhanad isagoo taageero weyn ku leh shacabka beesha Habarjeclo iyo bulshooyinka kale.

Sidoo kale, Yuusuf Axmed waa shakhsi mar kasta ku dedaala innuu qof kasta oo uu arko isagoo dhaliilaaya hannaanka siyaasadda xisbiga Waddani isku daya innuu gurrigiisa iyo goob kasta oo uu joogo ugu tago ka dibna la sheekaysto, si uu ugu qanciyo qorshayaasha siyaasadeed ee xisbiga Waddani iyo siddii loo abuurilahaa lookal dhifilooban (local Developmenta Somaliland). Isla markaana waxyaabihii had iyo jeer dooda Yuusuf Khaliif Axmed iyo kulamo badan oo aanu yeelanay meelo kala duwan waxaan ka xasuustaa waxyaabihii uu mar walba ku naaloon jiray qodobadan Sidan:-

1.Social policy mostly mentions to guidelines and interventions for the changing, maintenance or creation of living conditions that are helpful to human welfare. Social policy education, health, housing, employment and food for all people.

  1. Waxyaabaha haysta shacabkeenta maanta Somaliland ee arrimaha bulshada.
  2. Problem E It is a way to know the situations of people and the level of the live, such as

Education Problem

Political problem

Environmental problem

Economical problem

Mayn facing Problem of the unemployment youth on mirgariton Somaliland.

Hase yeeshee, Yuusuf Khaliif Axmed ee xoghayaha arrimaha bulshada xisbiga Waddani, ayaa sadaasha khalinku ku gaba-gabaynaysaa ifafaalada dabaylaha siyaasadeed iyo loolan adage e ku dhex mari doono Wasiir Maxamuud Xaashi oo is garabsanayaan madaxda xisbiga Kulmiye oo durba ay dhacayso dabaysha hirdanka iyo saska ay ka qaadeen Xogahayaha rrimaha bulshada waddani Yuusuf Khaliif AXMED oo la saadalinayo nooca ay noqon doonta siyaasada iyo dagaalka adag ee dhex mari doona guruubka Wasiir xaashi iyo xaalada Gobolka Sanaag

Halaq iyo abees kuma gam’een hadhacyadaadiiye,

Huluulaha col kuuguma jireen soo hamaamsadaye,

Hantidaada muu weerareen halaq wax-boobaaye

,Carruurtiyo haweenkaad lahayd lama halgaadeene,

Hadhaa laguma sheegeen raggii noo horrayn jiraye,

Hoos looma eegeen kuwii hawl-karka ahaaye,

Hoosaasiyaal uma shireen horumarkaagiiye.”Waa Erayo ka mid ah Maansadii Abwaan Qaasim kaga hadlayey dhibkii soo gaadhay bulshadii reer Somaliland oo uu si gaar ah uga hadlay Hargeysa ayey ka mid yihiin weedhahan madaama aad moodo inay maanta joogta halkii Abwaan qaasib lahaa Hargeysay laguma haysteen anaa ka hurda, madaama aynu u baahanahay is badel cusub oo hogaamiya Somaliland.

Waxa qoray Idiris Saleebaan Maxamuud

Office Hargeysa Caarshe7@hotmail.com Or Baraarugnews@gmail.com

ib lahaa Hargeysay laguma haysteen anaa ka hurda, madaama aynu u baahanahay is badel cusub oo hogaamiya Somaliland.