Badhasaabka gobolka Gebilay oo baaq u diray dadka deegaankaas

Gebilay(Aftahannews):- Badhasaabka Gobolka Gebilay Yuusuf Ibraahin Geeddi,ayaa dadka deegaanka gobolka Gebilay ugu baaqay inay gacan ka geystaan dhamaystirka dhismaha cisbitaalka dhimirka Gebilay oo wali socda.

Hadaba halkan ka daawo hadalka ay wada jirka u jeediyeen guddoomiyaha gobolka Gebilay iyo maayerka magaalada Gebilay.

 

Aftahannews.com

Hargeysa Somaliland