Ciidamada Puntland oo dib uga baxay goobo ay ka qabsadeen Al-Shabaabta Gal-gala

Boosaaso(Aftahannews):- Ciidamada Maamulka Puntland,ayaa isaga baxay deegaanno ay ka qabsadeen kooxda Al-Shabaab eek u jirta buuralayda Ga-gala  halkaas oo uu dagaa ku dhex may ciidanka Putand iyo kooxda ka dagaalanta buulalayda Gal-gala.

Ciidammadda Puntland ee   labadii maalmood ee ugu dambeeyay dagaal uu ku dhex marayay buualayda Gal-gala kooxda Al-Shabaab siday sheegeenna qasaare u geystay kooxda ku sugan buularaylada Gal-gala,ayaa maanta di uga baxay isla markaana ku laabtay magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari.

Wararka laga helayo ciidanka Puntland eek u noqday magaalada Boosaaso,ayaa la sheegay inay wadeen oo aay magaalada Boosaaso gaadhsiiyeen tiro askar dhaawac ah oo kaga soo dhaawacmay dagaalka ay la galeen kooxda Gal-gala ka dagaaanta ee uu hogaamiyo Sheekh Atam  oo mddo badan dagaal kula jirtay Maamulka Puntland.

Aftahannews.com

Hargeysa Somalilan