Daawo Sawirrada Bilicda iyo Xiisaha leh ee ku lammaanaa Shirkii Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE

Hargeysa(Aftahannews):- Waxaannu Akhristayaasha Warbaahinta Aftahannews ugu soo gudbinaynaa Bayjkeennan Aftahannews PICTURES Sawirrada Shirka shanaad ee Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE oo Salaasadii Maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa, isla markaana lagu doortay Musharrixiinta Jagada Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka ugu tartami doona Xisbigaas doorashada Madaxtinnimada Somaliland ee la filayo in la qabto sida loo muddeeyey bisha March sannadka 2017-ka. Haddaba, Sawirrada Shirkaas kaga bogo halkan hoose adigoo hadba Sawirka aad rabto inaad daawato ama aad la degto ama rogato dhexdiisa kilig-garaynaya.

CUKUSE OO MUUSE KA CODEEYEY IYO SIILAANYO OO KA YAABAY (1)

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.