Daawo Magaalada Dubay oo Koobka qaadaysa dabbaal-degga 2014

Dubai(Aftahannews):- Maalada Dubay ayaa kaalinta koowaad kaga jirta Caasimadaha adduunka ee looga dabbaal-degayo sannadka cusub ee 2014-ka oo caawa curtay, isla markaana hore u ballan-qaadday inay koobka qaadi doonto tartanka qaabka loo soo dhawaynayo 2014.

Halkan ka daawo muuqaalka ama Vedio-ga dabaal-degga Dubai.

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.