Dhageyso Cajalad uu soo duubay Hoggaamiyaha Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane

Somalia(Aftahannews):- Cajalad maqal ah oo la sheegay in laga duubay hogaamiyaha ururka Al-shabab Axmed Cabdi Godane ayaa ku dhaliilay kooxo uu ugu yeeray inay gaaleeysiiyaan dadka muslimiinta ah, wuxuuna uga digay mujtamaca dhaqamada noocaasi ah.
Al-shabaab-131dddd
Lama oga waqtiga saxda ah ee la duubay canjaladan iyo halka lagu duubay.

Warbixin ku saabsan canjaladaasi halka hoose ka dhageyso codkaas oo ay VOA-du ku baahisay bayjkooda internet-ka, si aad u dhegaysato guji dhibicda madaw ama meesha cad ee dhibicda horteeda.